COVID Surge Preparedness
Summary : Si kastaba ha ahaatee, waxaan ogaanay in masiibadu aysan dhamaani, waxaana ognahay in kor u kaca iyo noocyo cusun ay suurtagal yihiin
SPS is Ready: COVID Surge Preparedness
Xiliga fasaxa gu`ga ayaa soo dhow Dugsiyada Dadweynaha Seattle waxay rabaan in ay ogaato inaan shaqo wanaagsan qabanay si aan u caawino hubinta caafimaadka iyo badbaadada ardaydeena , shaqaalaha , iyo bulshada .
Waxaana rajeyneynaa in cudurka COVID-19 kiisaska in uu hoos u dhaco iyo dadka isbitaalada la seexinayo bulshadeena waxaana ku dhiirigelineynaa ogeysiisyadii dhowaa ee kooxda hogaanka caaimaadka COVID-19 shuruudihiisa . Hoos u dhaca kiisaska iyo fududaynta xanibbaadaha ayaa noo ogolaatay in aan ka nasano shuruudaha ilaalinnta ee COVID taasoo caawineysa barashada ardayda, shaqaalaha iyo qoysaska.
Si kastaba ha ahaatee, waxaan ogaanay in masiibadu aysan dhamaani, waxaana ognahay in kor u kaca iyo noocyo cusun ay suurtagal yihiin. Taasi waa sababta aan rabno inaad ogaato in SPS ay diyaar u tahay inay ka jawaabto in sare u kaco dugsiyadeena hadii/ marka loo baahdo .
SPS is preparing by
- u dirida guriga sheybaarka caafimaadka antigen Arday kasta iyo xubnaha shaqaalaha ee SPS inta ka horeysa fasaxa , in la baaro 24 ka hor inta aynaan ku soo noqon dugsiga April 18
- Waxaa lagu dhiiri gelinayaa qoysaska inay doortaan dugsiga dhexdiisa in ka dalbadaan qalabka laysku baaro si dhakhso lehna jawaabta aad u heleysaa kiisaska korka fasalada, dugsiga, ama bulshada wixii faahfaahin ah waad heli doontaa
- Joogteynta sahayda maaskaraha tayo sare leh iyo baaritaano deg-deg ah ah oo COVID si loogu diro dugsiyada hadii loo baahdo ,. Hada oo ay jirto helitaan weyn oo baaritaanka guriga ah, SPS waxay xiri doontaa goobaha baaritaanka laga bilaabo March 31 si xadidan ayaa loo isticmaalayaa . Waxaan diyaar u nahay inaan dib u dajino taageerada mar kale hadii loo baahdo.
- Sii wadida talaabooyinka COVID ee muhiimka ah ee dugsiyadeena Guri joogida markaad jirantahay, baaritaanka, iyo hawada oo si xoog ah u soconeysa
- In qorshe la sameeyo dibna loogu soo celiyo talaabooyinka COVID sida waji-xidhka marka marka uu cudurka soo kordho
Qoysasku waxa ay diyaarin karaan
- Kala hadal ilmahaaga marka aan u baahan karo in uu xirto wajixirka waji-xir tayo sare leh on gacmo. Waxaad ka heli kartaa waj-xir waxaad ka heli kartaa oo lacag la`aan ah dukaanka daawada.
- Dhigo guriga qalabka baaritaanka guriga ee COVID s gacantaada. Qalabka baaritaanka guriga ee Gobolka Washington. Dugsigaaga ayaa ku siinaya qalabka baaritaanka ee COVID
- Talaal caruuta iyo qoyskaaga
Waan ku faraxsanahay shaqo la wadaaga iyo caawinaada Dugsiyada Dadweynaha Seattle in ay noqoto goob caafimaad iyo nabadgelyo isla markaana ardaydeena ay horukac iyo waxbarasho ka helaan . fadlan booqo visit our website for SPS COVID information. Hadii aad qabtid wax su`aal ah , fadlan nala soo xiriir adigoo istimaalaya Let’s Talk.