COVID Surge Preparedness
Si kastaba ha ahaatee, waxaan ogaanay in masiibadu aysan dhamaani, waxaana ognahay in kor u kaca iyo noocyo cusun ay suurtagal yihiin…
State of the District
Wargelinta Degmada ee Dugsiayada Dadweynaha Seattle2022 Guddoomiyaha Guddiga Dugsiyada Gudoomiye Hersey Waad ku mahadsan tihiin inaad nagu soo biirteen caawa. Ku Soo Dhawaada Khudbada Wargelinta 2022 ee Dugsiyada Dadweynaha Seattle. Kahor intaanan bilaabin, Dugsiyada Dadwaynaha Seattle waxay qirayaan inaan joogno dhulkii awoowayaasha iyo dhulalka dhaqanka ee Puget Sound Coast Salish…